Ajendaha Shirka New Deal-ka Soomaalida ee Istanbul

Waxaa Maanta ka furmaya Istanbul shirka Ministerial High-Level Partnership Forum, waa maalin dheer oo lagu wadao in ay dhacaan kulamo aad u xiiso badan.
Goobjoog News ayaa heshay Ajendaha iyo barnaamijka maanta uu ku socon doono shirka, waxaa kaloo aad arki doontaa Khudabadaha kala duwan ee madaxda iyo xiliga ay khudbeynayaa.
Barnaamijka: Talaado February 23
HLPF Shirka Dhalinyarada: “Investing in Somali Youth” (M floor, Terrace, Conrad Hotel)
07:30 – Khudbadda H.E. Omar Abdirashid Ali Sharmarke, Ra’isu Wasaaraha Soomaaliya.
07:45 – Khudbadda H.E. Akif Akif Çağatay Kılıç, Wasiirka Dhalinyarada iyo Sportiga ee Turkiga.
Shirka Gender, Nabadda iyo Amaanka(L floor, Junior Ball Room, Conrad Hotel)
09:15 – 09:35 Khudbadaha
Madam Emine Erdoğan, Marwada Koobaad ee Turkiga
Madam Qamar Omar Ali, Marwada Koobaad ee Soomaaliya.
10:00-12:00:
Soo Dhaweyn iyo Ka Hadlidda arrimaha Siyaasadda, Warfiyeenka ayaa su’aalo looga jawaabayaa
Khudbadda Madaxweynaha Turkiga H.E. Recep Tayyip Erdoğan.
Khudbadda Madaxweynaha H.E. Hassan Sheikh Mohamud.
Khudbadda H.E. Jan Eliasson, Ku Xigeenka Xogheyaha Guud ee Qaramada Midoobey
Khudbadda Ra’isul Wasaaraha Soomalaiya H.E. Omar Sharmarke.
Saxaafadda iyo Dadka Shiraya
13:30-15:30:
Arrimaha Amaanka iyo Hor u marka laga gaaray siyaasadda
Khudbadda Wasiirka Cadaaladda H.E. Bekir Bozdağ.
Khudbadda Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya H.E. Omar Ali Sharmarke.
Khudbadda Wasiirka Amniga gudaha H.E. Abdirizak Omer Mohamed.
16:00-17:00:
Dib u soo nooleynta Dhaqaalaha iyo arrimaha deegaanka
Khudbadda Wasiirka dhaqaalaha H.E. Mustafa Elitaş
Khudbadda Ra’isul Wasaare ku xigeenka Soomalaiya H.E. Mohamed Omer Arteh.
Khudbad ku saabsan Deegaanka iyo dib u kabashada Dhaqaalaha H.E Mohamed Ibrahim Aden, Wasiirka Maaliyadda ee Soomaaliya.
16:15
17:15-18:15 Shir Jaraa’id:
Khudbadda Madaxweynaha Turkiga H.E. Recep Tayyip Erdoğan,
Khudbadda Madaxweynaha Soomaaliya H.E. Hassan Sheikh Mohamud.
Khudbadda Ku Xigeenka Xogheyaha Guud H.E. Jan Eliasson,
(Junior Ball Room, L floor, Conrad Hotel)
Partnership principles and platform
Khudbadda H.E. Kani Torun, MP, Deputy Chairman of Foreign Affairs Committee of the TGNA, Republic of Turkey
Keynote speech by Khudbadda Ra’isul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya H.E. Abdusalam H. Omer.
18:15-19:00
Gunaanadka Khudbadaha:
Soo Saaris War Murtiyeed
Khudbadda gabagabada ee Wasiirka arrimaha dibadda ee Turkiga H.E. Mevlüt Çavuşoğlu.
Khudbadda Ku Xigeenka Xogheyaha guud ee Qaramada Midoobey H.E. Jan Eliasson.
Khudbadda Madaxweynaha Soomaaliya H.E. Hassan Sheikh Mohamud.
Khudbadda lagu soo koobayo wixii Maalinta Koobaad looga hadlay shirka waxaa soo jeedinaya ergeyga Xogheyaha Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Mr. Michael Keating.