4 Qof ayaa ku dhawacantay qarax goor dhaw ka dhacay albaabka hore Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan
Qaraxan ayaa la sheegayaa inuu ka dhex dhacay mid ka mid ah basaska rakaabka kasoo qaada Garoonkaasi, kaa oo marayey albaabka hore ee Garoonka Baladweyne.
Sadax ka mid ah dadka dhawac uu soo gaaray ayaa ahaa Wakiillada Diyaaradaha ka dhoofa Garoonka Magaalada Beledwayne sida ay soo sheegayaan wariyayaasheena ku sugan magaaladaasi.




From the comments