Aqoonyahan Maxamed Caalim oo ka faallooada arrimaha Siyaasadda iyo Ammanka ayaa sheegay in weeraradii igu dambeeyay ee lagu qaday Xarakada Al-shabaab ay fursad u tahay Dowladad Federaalka ee Soomaliya.
Aqoonyahanka oo ku nool dalka Finland ayaa sheegay in duqeeymahan ay dhimi karto awooddii Al-shabaab ee Soomaaliy, isaga oo sheegay in weeraradaasi ay noqon doonan kuwo isbedal badan oo dhanka awoodda Al-shabaab keena.
Sidoo kale aqoonyahanka ayaa hadalkiisa intaa ku daray in ay muuqaneyso in Maraykanka oo qaar a mid ah weerarada si iskiis ah u qaaday inuu markaan doonayo in awoodda Al-shabaab wax badan hoos loo rido.




From the comments