Jeneraal Cali Xirsi Barre Cali Gaab ayaa sheegay in wasaaradda warfaafinta looga baahan yahay inay dib u dhisto dhismayaal ka tirsan Fiyooraha oo ku burburay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay afaafka hore ee hotelka SYL oo ku yaalla ka soo horjeedka guriga madaxweynaha dowladda federaalka.
Sidoo kale wuxuu amar dul dhigay gawaarida ka shaqeeya waddooyinka Muqdisho ee leh miraayadaha Madow gaar ahaan waddada Makka Almukarrama oo uu ka carrabaabay.
Taliyaha oo ka hadlay xaflad lagu dhagax dhigayey Iskaashatooyinka waxaa uu sheegay in la dhiso goobaha qaraxyada ku burburo, taasi oo qeyb ka ah amni daradda.




From the comments