Sawirro laga helayo social media ama Internet-ka waxaa ay muujinayaan qiiq ka baxaya goobta uu qaraxa ka dhacay ee bartamaha gagida diyaaradda.
Qaraxa ayaa lagu waramayaa in uu ka dhacay mid ka mid ah terminal buildings qeybta duulimaadka.
Wararka waxaa ay sheegayaan in ugu yaraan 10 ay dhinteen halka 30 kale ay ku dhaawacmeen qaraxa, welina waxaa socda gargaar iyo tirinra Khasaaraha.




From the comments