Goobjoog

Mid ka Mid ah Raggii Fuliyay Weerarkii Brussels oo La Qabtay

Nin lagu tuhunsaa in uu ka yahay 3-dii nin ee fulisay weerarka ku qaaday Belgium-ka ayey Booliiska dalkaas sheegeen in ay qabteen si laga soo xigtay wargeys dalkaas laga leeyahay.…

Mid ka Mid ah Raggii Fuliyay Weerarkii Brussels oo La Qabtay

Nin lagu tuhunsaa in uu ka yahay 3-dii nin ee fulisay weerarka ku qaaday Belgium-ka ayey Booliiska dalkaas sheegeen in ay qabteen si laga soo xigtay wargeys dalkaas laga leeyahay.

Booliska ayaa baadigoob ugu jiray ninkan saacadihii ugu dambeeyay, ciidamada amaanka ayaa weli raadinaya raggii kale si cadaaladda loo horkeeno

Talaadadii labo qarax ayaa ka dhacday Brussels, in ka badan 30 qof ayaa ku dhimatay halka ay ku dhaawacmeen ilaa 230, weerarkaas oo dhacay labo maalin kadib markii la qabtay nin lagu tuhunsaa qaraxyadii Paris.

Goobjoog News,

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments