Israsaaseyn ayaa goordhaw ka dhacday bar Control oo ku taalla garoonka diyaaradaha Cadaado ee Galgaduud.
Warar horudhac ah ayaa sheegaya in koox hubeysan ay soo weerareen bar Control oo ku dhaw Airportiga Cadaado iyagoo ujeedadoodu aheyd in ay garoonka weeraraan.
Maleeshiyaadka deegaanka ayaa weeraray barta Control iyadoo sidoo kale saaka diyaarad lagu xabadeeyay isla garoonkaas.




From the comments