Ciidmadaan Tababaka maanta loo soo xiray ayaa tiradooda waxa ay gaarsiiya 93 askari oo Booliis ah kuwaa in mudo ah uu tababar ugu socday Xerada Akeddmiyada general Kaahiye ee magaalada muqdisho
Mas’uuliyiin ka socotay Taliska Booliska xilibaano iyo Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ayaa kamid ah masuuliyiinta ka qeybgashay xaflada loo dhigay ciimdaCusub ee booliska Ku soo biiray
Taliyaha ciidmada Booliska Soo Maxamed Shiikh Xasan Xaaamud ayaa kula Dardaarmay ciidmada cusub in ay Noqdaan kuwa dhaqangaliya waxii ay soo barteen




From the comments