Warbixin ay Khamiistii soo saartay FOA waxaa ay sheegtay in Soomaaliya dhoofisay xoolo ilaa 5.3 Millione taas oo kor u qaaday 6%
Warbixinta waxaa lagu sheegay in Xoolaha la dhiifiyay ay ahaayeen 4.9 oo Adhi ah, 295,000 oo Lo’a ah iyo 72,000 oo Geel ah.
FOA waxaa ay sheegtay in dhoofinta xoolaha ee waddamada Carabta loo dhoofiyay ay kor u qaaday dhaqaalaha dalka 6%, waxaa laga helay ilaa 384 Millione oo Dollar oo si toos ah u gashay jeebka xoolo dhaqatada Soomaalida.




From the comments