AMISOM ayaa war Saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in aad uga xun tahay dad rayid ah oo ciidamadeeda ku dileen deegaanka Buulomareeb ee shabeelaha hoose.
AMISOM waxsaxaafadeedkeeda waxaa ay ku sheegtay in afar qof ciidamadeeda sabtidii ku dileen jidgooyo ku taallo Buulomareer iyagoo raggaas sida ay sheegeen uga shakiyay Al-shabaab.
Qoraalka AMISOM waxaa uu ka horimaanayaa hadallo ka soo baxay dhacdadaas oo sheegaya in ay AMISOM dishay afar qof oo rayid ah.




From the comments