Hey’adda sirdoonka Soomaaliya NISA ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku qabtay hogaamiye ka tirsan Xarakada Al-shabaab.
Afhayeenka gobolka Banaadir Cabdifitaax Xalane ayaa sheegay in Maxamed Siyaad Fanax oo ka tirsan Al-shabaab laga soo qabtay degmada Kaxda axaddii kadib markii ay soo sheegeen dariska.
Cabdifitaax Xalane waxaa uu sidoo kale saxaafadda u sheegay in Fanax aanu dagaal gelin oo si fudud uu isku dhiibay.





From the comments