Goobjoog

Muqdisho: Dad Laga Soo Saarayo Masjid ku Dumay

Waxaa daqiiqado ka hor dumay Masjid ku yaalla xaafadda Garasbaaley ee Dagmada Hodon, ilaa 100 ka mid ah dadkii dhisayey ayaa goobta joogay Dad Goobjoogayaal ah ayaa Goobjoog News u…

Muqdisho: Dad Laga Soo Saarayo Masjid ku Dumay

Waxaa daqiiqado ka hor dumay Masjid ku yaalla xaafadda Garasbaaley ee Dagmada Hodon, ilaa 100 ka mid ah dadkii dhisayey ayaa goobta joogay

Dad Goobjoogayaal ah ayaa Goobjoog News u sheegay in ilaa   30 qof oo dhaawacyo ayaa laga soo saaray ilaa iyo hadda, welina ay socoto daad gureyn.

Lama oga khasaaraha rasmiga ah, maamulka degmada Hodan ayaa la sheegayaa in ay meesha gaareen,

Faahfaahinta Kala soco, Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments