Hal Qof ayaa ku dhaawacmay qarax Bam oo maanta ka dhacay Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho kaas oo lala eegtay ciidamo ka tirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya.
Qofka dhawaca uu soo gaaray ayaa ahaa qof biyo ku iibinayay halka qaraxa uu ka dhacay oo ah wadada Labaad ee suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.
Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegaya in aysan jirin Khasaare qaraxaas kasoo gaaray ciidamada Dowladda ee halkaasi ku sugnaa.




From the comments