Midowga Afrika ayaa ku daran howlgalka AMISOM ee Soomaaliya muddo hal sano ah, kaas oo la sheegay in uu ku ekaanayo May 30, 2017.
Go’aankan oo la gaaray arabacadii, waxaa lagu sheegay in Ciidamada AMISOM ee ku sugan Soomaaliya looga daray muddo hal sano ah.
Go’aankan ayaa lagu gaaray kulanka 595-aad ee golaha nabadgalyada iyo Security AU-da ee ka dhacay magaalada Adis Ababa.




From the comments