Goobjoog

Digreto: Madaxweynaha Jubbaland Oo Xilka Ka Qaaday Fartaag, Kuna Badalay Siyaasi Cusub

Madaxweynaha Jubbaland ayaa maanta Maxamuud Sayid Aden u Magacaabay Madaxweyne Ku Xigeenka Koobaad ee Jubbaland. Maxamuud Sayid Aden ayaa waxaa lagu badalay Col. Cabdulahi Ismaaciil Fartaag, waxaa la sheegayaa in…

Madaxweynaha Jubbaland ayaa maanta Maxamuud Sayid Aden u Magacaabay Madaxweyne Ku Xigeenka Koobaad ee Jubbaland.

Maxamuud Sayid Aden ayaa waxaa lagu badalay Col. Cabdulahi Ismaaciil Fartaag, waxaa la sheegayaa in uu ku yimid heshiis dhexmaray maamulka Jubbaland ee beesha Gedo.

Digreetadan ayaa sidoo kale mar kale lagu magacaabay Cabdiqadir Xaaji Maxamed in uu ahaado Madaxweyne ku xigeenka labaad,

Digreatada halkan ka akhri:

saxs

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments