Masuuliyiinta Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa ka warbixiyay xaaladda nololeed ee ka jirta xabsiyada magaalada Boosaaso oo kormeer ay ku tageen.
Guddoomiyaha Maxkamadda Cidamada qalabka sida iyo danbiyada culus ee Puntland iyo xeer ilaaliyaha guud ee maxkamada ciidamada qalabka sida puntland ayaa ka warbixiyay kormeerkooda iyo waxa ay kala kulmeen xabsiyadaasi.
Kormeer Kani ay sameyeen sarakiisha maxkamada cidamada qalabka sida ayaa salka ku hayay sidii loo baari lahaa edesanayaasha xabsiga wayn ee Boosaaso ku jira oo sugaya racfaanka eedda loo haysto.




From the comments