Labo qof ayaa ku geeriyootay 7 kalena waa ay ku dhaawacmeen Shil gaari oo ka dhacay Degaanka Qurac Dheere ee duleedka Magaaladda Laascanood ee Gobolka Sool.
Sadax ka mid ah Dadka Dhawacmay ayaa isku ehal ahaa , waxana dhawacooda la dhigay isbitaal ku yaalla Magaaladda Laascaanood ee Gobolka Sool.
Shilkan ayaa yimid kadib markii uu rogmaday gaari Waaraad ah, iyadoo dadka dhaawaca soo gaaray ay carruur ku jiraan.




From the comments