Wasiirro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa magaalada Baladweyne u tegay sidii ay u soo indho-indheyn lahaayeen xaaladda dadkii ku barakacay fatahaadda iyo colaadda magaaladaasi ka taagan.
Wasiirradani waxaa kamid ah wasiirrada kala ah dhallinyarada, ciyaaraha iyo kan Patrolka, macdanta ee xukuumadda Soomaaliya, waxaana safarkooda ku wehlinaya masuuliyiin kale oo ka kala tirsan dowladda iyo AMISOM.
Safiirka dowladda Jabuuti u fadhiya dalka Dayib Dubad Rooble ayaa qeyb ka ah wafdigani ayaa saakay soo eegi doono xaaladda ay ku sugan yihiin dadkii magaalada ka barakacay.



From the comments