Goobjoog

Labo Qof Oo Wadday Dooni Dad Tahriib ِAh Ay Ku Dhinteen Oo La Xiray

Booliiska Talyaaniga ayaa xiray 2 qof oo looga shakisan yahay in ay naaquude ka haayeen Dooni ku quustay Strait of Sicily, Doonta waxaa ku dhintay 45 qof oo ay ku…

Labo Qof Oo Wadday Dooni Dad Tahriib ِAh Ay Ku Dhinteen Oo La Xiray
Il naufragio di un barcone carico di migranti nel canale di Sicilia, in un’immagine tratta dal profilo Twitter della Marina Militare, 25 maggio 2016. PROFILO TWITTER MARINA MILITARE +++ATTENZIONE LA FOTO NON PUO? ESSERE PUBBLICATA O RIPRODOTTA SENZA L’AUTORIZZAZIONE DELLA FONTE DI ORIGINE CUI SI RINVIA+++

Booliiska Talyaaniga ayaa xiray 2 qof oo looga shakisan yahay in ay naaquude ka haayeen Dooni ku quustay Strait of Sicily, Doonta waxaa ku dhintay 45 qof oo ay ku jiraan cunug yar iyo labo sibi ah.

Maraakiib Talyaani ah ayaa badbaadiyay shalay ilaa 629 qof oo Doontaas saarnaa, waxaa dadka ku jiray cunug 2 sano jir ah iyo 36 haween ah iyo 6 nin.

Waxaa kaloo ku jira dadkaas la badbaadiyay 419 nin, 138 haween ah, dalalka ay ka kala yimaadeen Eritrea, Libya, Morocco, Nigeria, Morocco, Pakistan, Senegal iyo Somalia.

Goobjoog News,

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments