Wada hadalladii Dowladda Federaalka iyo Somaliland ayaa maanta dib uga furmaya dalka Turkiga, halkaasoo ay uga qeyb galayaan dhinacyo kala matalaya Dowladda federaalka iyo maamulka Somaliland.
Dawladdaha Turkiga, Imaaraadka Carabta, Kuwayt iyo Masar ayaa ka mid ah dowladaha wada hadallada hormuudka ka ah,
Wararka qaar ayaa sheegaya in Wada hadallada xoogga lagu saari doono arrimaha ka dhaxeeyay labada dhinac, dhibaatada ka jirta dowladda federaalka iyo xitaa maamulka Somaliland.




From the comments