Goobjoog

Gabar Wariye Ahayd Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho

Allaha u naxariistee waxaa gelinkii dambe ee maanta magaalada Muqdisho lagu dilay Allaha u naxariistee Wariye Sagal Salaad Cismaan oo ka howlgali jirtay warbaahinta dowladda. Rag ku hubeysan ayaa la…

Gabar Wariye Ahayd Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho

Allaha u naxariistee waxaa gelinkii dambe ee maanta magaalada Muqdisho lagu dilay Allaha u naxariistee Wariye Sagal Salaad Cismaan oo ka howlgali jirtay warbaahinta dowladda.

Rag ku hubeysan ayaa la sheegay inay dileen Sagal xilli ay ku sugneyd nawaaxiga Jaamacadda Palasma oo ay dhigin jirtay kuna taalla degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.

Raggii dilkan ka dambeeyay ayaa goobta ka baxsaday, iyadoo goobta ay howlgallo ay ka sameeyeen ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments