Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha diinta ee xukuumadda Soomaaliya ayaa caawa ku dhawaaqday in maalinta berri ay tahay Ramadan.
Sheekh Cali Maxamuud oo ka tirsan mas’uuliyiinta wasaaraddan ayaa ka sheegay warbaahinta dowladda in berri oo Isniin ah Ramada yahay.
Waxa uu tilmaamay in bisha laga arkay gobolka Shabellaha dhexe sidaa darteedna muslimiintu laga doonayo in berri soomaan.




From the comments