Goobjoog

Madaxweyne Xasan Sheekh Ayaa Gaaray Xerada Dhadhaab

Waxaa goordhaw xerada qaxootiga ee Dhadhaab gaaray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud iyo wafti ballaaran uu horkacayo Madaxweynaha ayaa lagu wadaa in uu u kuurgalo xaaladda Qaxootiga xilli ay dhawaan go…

Madaxweyne Xasan Sheekh Ayaa Gaaray Xerada Dhadhaab

Waxaa goordhaw xerada qaxootiga ee Dhadhaab gaaray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud iyo wafti ballaaran uu horkacayo

Madaxweynaha ayaa lagu wadaa in uu u kuurgalo xaaladda Qaxootiga xilli ay dhawaan go aan ku gaartay dowladda Kenya in la xiro xeradaas sanad gudahiisa.

Waftiga Madaxweynaha waxaa ka mid ah Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya, safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya iyo madax kale, waxaa kaloo goobta gaaray wasiirka arrimaha gudaha ee Kenya.

Warkan oo faahfaahsan,  la soco goordhaw.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments