Dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo gacan ka helaya kuwa AMISOM Iyo Xarakada Al-shabaab ayaa ka soconaya deegaanka Halgan ee gobalka Hiiraan.
Dagaalkani ayaa yimid kadim markii Al-shabaab ay weerar ku qaadeen xarun ciidanka AMISOM iyo kuwa dowladda Federaalka ay ku leeyihiin deegaankaasi.
Saraakiisha deegaanka oo la hadlay Goobjoog ayaa xaqiijiyay jiritaanka dagaalkani iyo in weli deegaanka laga maqlayo hub xooggan oo ay isku adeegsanayaan labada dhinac.




From the comments