Lataliyaha Gudomiyaha Sh/dhexe Cali Cusmaan Ciideed ayaa sheegay in 10 ka mid ah Odoyaasha gobolka ay Alshabaab ka xeeysteen deegaanka Gamboole.
Cali Cusmaan Ciideed oo la hadlay Goobjoog News waxaa uu inraa raaciyay in Odoyaasha loola dhaqaaqay deegaanka Shaaw ee ku yaall waqooyiga gobolka Sh/Dhexe .
Ciideed ayaa sababta Odoyaasha ay Alshabaab u xireen ku sheegay in ragga la xiray ay ka gaddoodeen dhibaato uu sheegay in Alshabaab ay ku hayaan dadka deegaanka.




From the comments