Goobjoog

Waxaa Maalmahan socday in Djabuti lagu qabtay markabka MV-Liberty oo laga lahaa Kenya isla markaana siday Gargaar Bini aadannimo. Hey’adda markabka u rarnaa oo lagu magacaabo Islamic Charity Foundation ayaa…

Waxaa Maalmahan socday in Djabuti lagu qabtay markabka MV-Liberty oo laga lahaa Kenya isla markaana siday Gargaar Bini aadannimo.

Hey’adda markabka u rarnaa oo lagu magacaabo Islamic Charity Foundation ayaa sida la sheegay adeegsatay magaca iyo warqado uu ku saxiixnaa Xildhibaan Faarax Sheekh Cabdulqaadir/

Hadaba Goobjoog News ayaa heshay ilaa 32 bog oo ah warqadaha ay adeegsatay  hey’adda uu markabka u rarnaa.

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments