Hey’adda qaramada midoobey u qaabilsan xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa waxaa ay sheegeysaa in dowladda Itoobiya ay ka dishay in ka badan 400 oo qof qowmiyadda Oromada.
Human Rights Watch ayaa intaa raaciyay in ciidamada Itoobiyaanka ay sidaa sameeyeen kadib rabshado dhul la xiriiray oo dhawaan ka dhacay agagaarka Adis Ababa.
Dhankeeda, Dowladda Itoobiya ayaa qiratay in ay jiraan dad rabshadahaas ku dhintay laakin tirada Human Rights Watch ayey ku sheegtay in uu yahay mid laga badbadiyay.




From the comments