Magacyada Xubnaha Guddiga Saxaafadda Ee Shalay Meel Mariyeen Golaha Wasiirada
Sheeko:Dalka

Kulan shalay ay isugu yimaadeen xubnaha golaha wasiirada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu meel mariyey 9 xubnood oo ka mid ah guddiga saxaafadda Soomaaliyeed.
Hadaba waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa magacyada xubnahay oo isugu jira saxaafadda madaxa banaan, tan dowladda, ururada xuquuql insaanka, Qareenada iyo Haweenka.
01.C/qaadir Maxamed Faarax “Dulyar”
02.Ismaaciil Sh Khaliifa
03.C/raxmaah Yuusuf Sh “Al-cadaala”
04.Maxamed Barre X Fiyoore
05.C/naasir Axmed Sh Bashiir “Saxansaxo”
06.Cumar Mustafa
07.C/kariim Maxamed Xasan
08.Falxad Fuleyl X Daahir
09.Maryama Cabdi Axmed
Guddigan waxaa horyaalla shaqo aad u badan, waxaana laga sugayaa inay u sinnaadaan dhammaan saxaafadda Soomaaliayeed oo marxalado kala duwan kusoo shaqeeyay.
Goobjoog News