Sida ay shaaciyeen booliiska dalka Tanzania waxaa geeriyootay 44 qof tahriibayaal ah oo doonayey in si sharci darro ah ku galaan dalal Koonfur Africa kamid tahay.
Tahriibayaashan ayaa lagu soo qariyey gaari xamuul oo sida Kunteenar, waxaana la sheegay in halkaasi ay neef ku dhegtay sida ay sheegeen saraakiil u hadashay booliiska Tanzania.
Kunateenarka dadkani ay saarnaayeen waxaa ku jiray Kalluun isaga oo ka diiwaan gishanaa dalka Zambia.




From the comments