Goobjoog

Dib U Celinta Qaxootiga Soomaalida Kenya Oo Dhowaan Billaabanaysa

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in bisha July la bilaabayo dib u celinta qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Kenya. xogheyaha joogtada ah ee wasaaradda arrimaha gudaha ee Kenya Karanja…

Dib U Celinta Qaxootiga Soomaalida Kenya Oo Dhowaan Billaabanaysa

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in bisha July la bilaabayo dib u celinta qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Kenya.
xogheyaha joogtada ah ee wasaaradda arrimaha gudaha ee Kenya Karanja Kibicho ayaa jimcihii sheegay in qaxootiga dib u celinta Soomaaliyeed la bilaabi doono bisha July.
Karanja Kibicho oo ka hadlayey xaflad gabagabo aheyd oo loo soo xiray howla wadeennada ka qeyb qaadanaya dib u celinta qaxootiga ayaa yiri” Waxaan u baahanahay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay dalkooda dib ugu laabtaan qaxootiga iyaddoo la raacayo qawaaniinta u dejisan dib u celinta qaxootiga”

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments