Waxaa goordhaw la helay meydad ay ku jiraan sadex ka mid ah shaqaalaha Goobjoog oo ku dhintay qaraxii ka dhacay Hotel Naasahablood ee magaalada Muqdisho.
Shaqaalaha Goobjoog ee qaraxa ku dhintay waxaa ay kala ahaayeen: Gaani Axmed Cabdulle, Maxamed Nuur Daahir iyo Sahal Ibraahim Faarax.
Shaqaalahan ka geeriyooday warbaahinta Goobjoog ayaa ahaa ilaalo la socotay gaari ay laheyd idaacadda, gaariga ayaa sidoo kale qaraxa ku waxyeeloobay.




From the comments