Maamulka Degaanka Xawaadlay ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa ku baaqay in degdeg wax looga qabto xaalado adag oo dhanka nolosha ah islamarkaana ka jira deegaankaasi.
Guddoomiyaha Degaankan Cali Maxamuud waxa uu sheegay in aysan jirin ilaa iyo haatan cid wax ka qabatay dhibaatadan marar badan ay ku celceliyeen in gurmad degaanka lala gaaro.
Intaas waxa uu warkiisa ku daray Guddoomiyaha in aysan jirin Hay’ad samafal oo kasoo jawaabta dhibaatadan ay qabaan Boqolaal carruur ah oo ku nool Degaanka.




From the comments