Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa cambeeyay weerarka isniintii ka dhacay dalka Sacuudiga.
“Anigoo ku hadlaya magaca Soomaaliya waxaan cambaareynayaa weeraradii iyo qaraxyadii lagu qaaday dhulka barakeysan, waxaan sidoo kale xanuunka la qeybsanayaa walaalaheen boqortooyada Sacuudiga”
Madaxweyne Xasan waxaa uu carabka ku adkeeyay in dunida muslimka iyo dhamaan dunida ay meel uga soo wada jeestaan argigixisada.




From the comments