Maanta oo Arbaco ah waxay ku beegan tahay maalinta Koowaad ee ciidul fidriga iyadoo guud ahaan caalamka looga dabaaldegayo maalintaan.
Muslimiinta ayaa soomanaa muddo 30 maalin ah, waxaana maanta ay tahay maalin farxadeed oo loo dabaaldegayo.
Shacabka Soomaaliyeed ayaa si isku mid ah maanta u ciidaya, waxaana magaalooyinka waaweyn ee dalka laga dareemayaa farxadda ciidda.




From the comments