Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa lagu soo waramayaa in siyaabo kala duwan ay u dileen muwaadiniin Soomaaliyeed oo ganacsi u joogay dalkaasi.
Wararku waxay sheegayaan in dabley hubeysan ay galeen dukaan ku yaallay magaalada Eastern Cape ee dalka Koonfur Afrika islamarkaana ay toogteen Labo ruux oo Soomaali ah iyaga oo halkaasi ka baxsaday, mana jirin wax dhac ah oo ay dukaanka u geysteen.
Sidoo kale burcad kale ayaa iyaguna waxaa la sheegay inay dileen muwaadin kale oo Soomaaliyeed kuna dilay isla magaaladaasi kuwaa oo dilka kadib baxsaday sida ay Goobjoogayaal sheegayaan.




From the comments