Xulka Portugal ayaa hantay Koobka Qaramada Yurub ee 2016 kaddib markii ay 1-0 uga badiyeen xulkii martida loo ahaa ee Faransiiska.
Xulka Portugal oo ka niyad jabay dhaawicii Ronaldo ayaa ka noolaaday isagoo 120 daqiiqo u babac dhigay xulka Faransiiska oo ah xul had iyo goor ka adkaa.
Goolka madiga ah waxaa Faransiiska gelinkii dambe ee 30-kii daqiiqo ee ciyaarta lagu daray waxaa u dhaliyey Eder, kaasoo noqday goolkii ugu muhiimsanaa taariikhda xulka Portugal.























From the comments