Goobjoog

Malala Yousafzai Oo Dhalasheeda 19-naad Ku Qaadatay Xerada Dhadhaab

Gabadha ku guuleysatay Nobel-ka ee Malala Yousafzai ayaa talaadadii booqatay xerada qaxootiga ee ugu weyn aduunka ee Dhadhaab. Malala Yousafzai waxaa ay wakaaladda wararka ee Associated Press u sheegtay in…

Malala Yousafzai Oo Dhalasheeda 19-naad Ku Qaadatay Xerada Dhadhaab
Malala Yousafza, speaks to refugees in the Dadaab refugee camp, Kenya, Tuesday, July 12, 2016. Nobel laureate Malala Yousafzai is spending her 19th birthday in Kenya Tuesday visiting the world’s largest refugee camp to draw attention to the global refugee crisis, especially as Dadaab camp faces pressure to close after a quarter-century. (AP Photo/Khalil Senosi)

Gabadha ku guuleysatay Nobel-ka ee Malala Yousafzai ayaa talaadadii booqatay xerada qaxootiga ee ugu weyn aduunka ee Dhadhaab.

Malala Yousafzai waxaa ay wakaaladda wararka ee Associated Press u sheegtay in ay ku faraxsantahay in ay u timaado gabdhaha Soomaaliyeed ee Dhadhaab ku jiram gabdhahan oo sida ay sheegtay aan warkooda la maqlin, una  dhibaateysan waxbarasho.

Sanadkii tagay waxaa ay iskuul ka furtay xero qaxooti oo ay ku jiraan qaxooti Suuriya, waxaa kaloo Iskuullada nooca Chibok ay u ololeeysay in laga furo dalka in Nigeria sanadkii ka sii horeeyay.

Sida uu sheegay afhayeenkeeda Taylor Royle, Yousafzai waxaa ay wada xiriiri jireen gabdho Dhadhaab ku jira, iyaddoo halkaas u timid balan ay ka qaaday.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments