Munaasabad Loogu Dabaaldegayo 4-sano Guurada Goobjoog Oo Ka Billaabatay Muqdisho (Sawirro)
Sheeko:Dalka

Waxaa goor dhaw mid ka mid ah Hoteellada magaalada Muqdisho ka billaabatay munaasabad aad u ballaaran oo loogu dabaaldegayo sanaguuradii Afaraad ee kasoo wareegtay markii dhidibada loo taagay Idaacadda Goobjoog.
Masuuliyiin, ururada Bulshada, haweenka, dhallinyarada, madaxda warabaahinada dalka qaarkood, iyo dadweyne ayaa ka qeybgalaya munaasabadan oo si aad ah loo soo agaasimay.
Waxaa billaaban doona khudbadaha ay jeedin doonaan mas’uuliyiinta iyadoo munaasabaddan ay tahay mid aad loo soo agaasimay.
Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale
Goobjoog News