Goobjoog

Erdogan Oo Xaalad Degdeg ah Ku soo Rogay Turkiga

Madaxweynaha Turkiga Erdogan ayaa waxaa uu xalad degdeg ah ku soo rogay dalkaasi, Xaaladda degdegga ah oo muddo 3 bil ah socon doonta ayaa bilaabatay jimcihii tagay. Erdogan oo dadka…

Erdogan Oo Xaalad Degdeg ah Ku soo Rogay Turkiga

Madaxweynaha Turkiga Erdogan ayaa waxaa uu xalad degdeg ah ku soo rogay dalkaasi, Xaaladda degdegga ah oo muddo 3 bil ah socon doonta ayaa bilaabatay jimcihii tagay.

Erdogan oo dadka kala hadlay Telefishinka ayaa sheegay in xaaladda degdegga ah aan lagu waxyeeleyn doonin dimoqoraadiyadda dalka iyo xuriyadaha dadka balse lagu ilaalin doono”

Madaxweynaha Turkiga waxaa uu hadda awood u leeyahay in uu soo saaro sharciyo u gaar ah isagoo laga yaabo in uu u adeegsado dadka ka soo horjeeda.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments