Hillary Clinton ayaa dooratay Tim Kaine in uu noqday ninka u ahaan doona madaxweyne ku xigeenka haddii ay guuleysato.
Tim Kaine oo 58 jir, waxaa uu ka soo horjeeda Dhiciska, waxaa uuna si weyn u taageersan yahay ganacsiga xorta ah.
Ninkan waxaa uu ka soo jeedaa Virginia halkaas oo la filayo in labada xisbi ay faraha iskaga gubtaan.




From the comments