Goobjoog

Munich: Ninka Dadka Laayey Horay Ayuu u Qorsheeyay

Booliiska Munich waxaa ay sheegayaan in ninka dadka laayey uu qorsheynayey falkaas argigixiso muddo hal sano ka badan, Siyaasiyiin u dhashay dalka Jarmalka waxaa ay soo jeediyeen in la xakameeyo…

Munich: Ninka Dadka Laayey Horay Ayuu u Qorsheeyay

Booliiska Munich waxaa ay sheegayaan in ninka dadka laayey uu qorsheynayey falkaas argigixiso muddo hal sano ka badan,

Siyaasiyiin u dhashay dalka Jarmalka waxaa ay soo jeediyeen in la xakameeyo qoryaha sharciyeysan ee dadka gacantooda ku jira, arrintaas oo horay looga digay.

David Sonboly, 18, waxaa uu dilay 9 qof, inta aanu is dilin.shot dead nine people before killing himself

kala soco, wixii faahfaahin ah, Goobjoog News.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments