Goobjoog

Labo Nin Oo Kaniisad Dad Ku Qabsaday oo Faransiiska Lagu Dilay

Booliiska Faransiiska ayaa sheegay in ay dileen labo qof oo dad ku qabsaday Kaniisad ku taallo Saint-Etienne-du-Rouvray ee waqooyiga Faransiiska. Wararka waxaa ay intaa ku daraan in wadaad Kiristaan ah…

Labo Nin Oo Kaniisad Dad Ku Qabsaday oo Faransiiska Lagu Dilay

Booliiska Faransiiska ayaa sheegay in ay dileen labo qof oo dad ku qabsaday Kaniisad ku taallo Saint-Etienne-du-Rouvray ee waqooyiga Faransiiska.

Wararka waxaa ay intaa ku daraan in wadaad Kiristaan ah halkaas ay ku dileen inta aan labada nin la dilin.

Madaxweynaha Faransiiska  Francois Hollande iyo wasiirka arrimaha gudaha  Bernard Cazeneuve ayaa la sheegayaa in ay goobta tagayaan si xaaladda u indho indheeyaan.

Goobjoog News,

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments