Goobjoog

Wariye Cabdiweli Jaamac Barre Oo Dib u Helay Xorriyadiisa

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa goordhaw sii daayey wariye C/weli Jaamac Barre oo ka tirsan Goobjoog Fm kaas oo in ka badan 10 saac u xirnaa ciidamada ammaanka. Waxaa kaloo Wariyaha…

Wariye Cabdiweli Jaamac Barre Oo Dib u Helay Xorriyadiisa

Ciidamada dowladda Soomaaliya  ayaa goordhaw sii daayey  wariye C/weli Jaamac Barre oo ka tirsan Goobjoog Fm kaas oo in ka badan 10 saac u xirnaa ciidamada ammaanka.

Waxaa kaloo Wariyaha oo uu wehlinayey wariye madax bannaan oo lagu magacaabo Sakariye Xuseen Maxamuud (Macrauuf) oo isna sidoo kale la sii daayey

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments