Goobjoog

Go’aanka Shirka Madasha: Madaxweyne Waxaa La Dooran Doonaa 30 October

Waxaa Goobjoog News soo gaaray qodobada jadwalka cusub ee doorashada Soomaaliya 2016-ka, waa go’aanka ka soo baxay shirka madasha uga socday 3 maalin magaalada Muqdisho. Go’aammada Shirka Madasha Ee Muqdisho…

Go’aanka Shirka Madasha: Madaxweyne Waxaa La Dooran Doonaa 30 October

Waxaa Goobjoog News soo gaaray qodobada jadwalka cusub ee doorashada Soomaaliya 2016-ka, waa go’aanka ka soo baxay shirka madasha uga socday 3 maalin magaalada Muqdisho.

Go’aammada Shirka Madasha Ee Muqdisho Oo Dhameystiran:

Doorashada Aqalka sare 25 September

Doorashada Xildhibaannada 24 September-10 October

Hubin iyo Imaashiyo Xamar 11—19 October

Dhaarinta Xildhibaannada 20 October

Doorashada Guddoomnka Baarlamaanka 25 October

Doorashada Madaxweynaha 30 October

Wararkan oo Faahfaahsan kala soco, Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments