Goobjoog

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Maanta Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Jigjiga

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Jigjiga ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya. Madaxweyne Xasan Sheekh waxaa garoonka diyaaradaha Jigjiga kusoo dhaweeyay madaxweynaha…

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Maanta Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Jigjiga

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Jigjiga ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya.

Madaxweyne Xasan Sheekh waxaa garoonka diyaaradaha Jigjiga kusoo dhaweeyay madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Muxumad Cumar.

Waxaa la filayaa in madaxweyne Xasan Sheekh iyo madaxda ismaamulka Soomaalida Itoobiya ay ka wada shiraan arrimo badan oo ugu horreeyo iskaashiga dhanka ammaanka iyo dagaallada ka dhanka ah Xarakada Al-shabaab.

xasamy xasanj

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments