Goobjoog

Shacabka Zambia Oo U Dareeray Doorashada Madaxtinimada Dalkaasi

Dalka Zambia guud ahaan waxaa ka billowday doorashada madaxtinimada dalkaasi, iyadoo ay u dareereen shacab aad u badan. Musharaxiin gaaraya 9 ayaa lasoo sheegayaa inay u tartamayaan xilkaa madaxweyne ee…

Shacabka Zambia Oo U Dareeray Doorashada Madaxtinimada Dalkaasi

Dalka Zambia guud ahaan waxaa ka billowday doorashada madaxtinimada dalkaasi, iyadoo ay u dareereen shacab aad u badan.

Musharaxiin gaaraya 9 ayaa lasoo sheegayaa inay u tartamayaan xilkaa madaxweyne ee dalkaasi.

Madaxweynaha dalkaasi Edgar Lungu iyo musharaxa lagu magacaabo Hakainde Hichilema waxaa u dhaxeeya loolan xooggan, iyadoo ay isku dhacyo sameeyeen taageerayaasha musharraxiintan.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments