Waxaa garoonka diyaaradaha ee Los Angeles International Airport lagu xiray Jilaaga caanka ah ee dalka India Shah Rukh Khan.
Safiirka Mareykanka u fadhiya dalka India ayaa ka bixiyay raaligelin xariga jilaaga isagoo baln-qaaday in arrinkaas aanu mar kale dhici doonin.
Ma aha markii ugu horeysay ee Khan lagu xiro Mareykanka, sanadkii 2012-dii, ilaa 90 daqiiqo ayuu ku xirnaa White Plains airport oo u dhaw New York.




From the comments