Madaxweynaha Koofura Suudaan Salva Kiir ayaa istaajiyay iskaashiga uu la ahaa dalkaasi qaramada midoobey kadib markii golaha amaanka u codeeyay in 4 kun ciidan oo nabad ilaalin ah loo diro koofurta Suudaan.
Beelo gobolka ah ayaa ka codsaday qaramada midoobey in ciidamo loo diro Juba si loo ilaaliyo caasimadda iyo goobaha qaramada midoobey.
Sanadkii tagay, 110 Kun ayey hey’adaha gargaarka sheegayaa in u tilaabeen dhanka iyo Uganda iyagoo ka cararaya dhibaatooyinka ka jirta koofurta Suudaan.




From the comments