Maryan ayaa kaalinta ugu dambeysa ka gashay orodka gabdhaha ee 400 meters, arrintaas oo niyadjab iyo sumcad darro ay ku tilmaameen umadda Soomaaliyeed.
Gabadhan ayaa muddo laga waayey shaashadaha Teleshinka ee tabinayey, iyadoo orodka dhameysay xili gabdhaha dhiggeeda ay nasanayeen oo goor hore dhameeyeen orodka.
Gabadhan ayaa 57naad ka gashay gabdho ciyaaraaytow 57 ahaa, waxaana arrinkaas ka xumaaday Soomaali badan oo rajo ka qabay in matalaad fiican la helo.




From the comments