Ilaa 18,000 ayey Amnesty International sheegeysaa in ay xabsiyada Suuriya ku dhinteen intii u dhaxesay sanadkii 2011-2015-ka.
Warbixintan waxaa kaloo ay sheegeysaa in xabsiyada dalkaas ay ka dhacaan jirdil qorsheysan, kufsi iyo garaacid ay geystaan dadka xabsiyada waardiyaha ka ah.
Dad horay xabsiyadaas ugu xirnaa oo u waramay Amnesty International ayaa waxaa ay sheegayaan in dhibka iyo jirdilka lagu soo dhaweeyo maxaabiista.




From the comments